Daawo Sawirro” Gurmad Caafimaad oo laga fuliyay Deegaanka Ceeldibir”
Ku dhawaad 400 oo ruux kuna nool Deegaanka Ceeldibir iyo Tuulooyin badan oo hoos yimaada ayaa ka faaidaystay gurmad Caafimaad ...
Ku dhawaad 400 oo ruux kuna nool Deegaanka Ceeldibir iyo Tuulooyin badan oo hoos yimaada ayaa ka faaidaystay gurmad Caafimaad ...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howlaha iyo adeegyada ...
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo lahadashay Radio Muqdisho ayaa bogaadisay Ciidanka Xoogga dalka ee Howlgaladda balaaran kawada ...
Gudoomiyaha degmada Awdheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose oo Wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa waxaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey talaabadddii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal ...
Ciidanka Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in maanta oo jimca ah ay KHaarajiyaan dhagar qabayaal katirsan Argagixisada Al-Shabaab kuwaas ...
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay duqaymo iyo weeraro toos ah oo ka dhacay gobalkaas lagu ...
Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka ...
Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa kulan ku saabsan dardar gelinta Shaqooyinka dowladda iyo tayeynta shaqaalaha rayidka.la qaatay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho