Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Maanta Kormeeray Xarunta Shirka Lagu Qabanayo Iyo Deegaanka Ergada Shirka Ka Qeyb Geleysa.
Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee guddiga ayaa maanta kormeeray xarunta loogu ...
















