Wasiir Bayle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta sadaxaad ee Wasaaradda maaliyadda
Dhismaha xarunata Sadaxaad ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay taageerayaan bangiga Aduunka ayaa muhiim u ah helitaanka howlwadeenada wasaaradda Maaliyada ...
Dhismaha xarunata Sadaxaad ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo ay taageerayaan bangiga Aduunka ayaa muhiim u ah helitaanka howlwadeenada wasaaradda Maaliyada ...
Xillli maalmo uun ay naga xigto bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa qaar kamid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed waxa ay Isku-xilqaameen ...
Duqeyn xagga cirka ah oo maalinimadii Jimcaha laga fuliyay gobolka J/hoose ayaa lagu dilay 2-maleeshiyo ah oo ka tirsan kooxda ...
Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir u dhaxeeyay Wasaaradda, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta ...
president of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Mohamed Abdullahi Farmajo on Friday visited the areas liberated from the ...
Boliiska Mareykanka ayaa magaalada Folorida ku qabtay nin looga shakiyay in ay la tagtay Cunsuriyadda, Naceybka dadka soo galootiga ah ...
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Garbahaarey ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo Booliiska Warta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho