Shir Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ay kulla wareegaysay Nuqulo ka mid ah Habraacyada ay ku shaqayn ...
Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa maanta barqadii isku dayey inay weerar ku qaadaan Saldhigga Ciidanka Xoogga dalka ee degmada Awdheegle gobolka ...
Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee ...
Wararka aynu ka heleyno Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in horjooge Cali Maxamuud Raage Cali dheere uu ku dhaawacmay howlgal ...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa wali sii-wada Howlgalkooda Kooxda Al Shabaab looga saarayo meelaha ay kaga sugan yihiin gobolka Sh.Hoose Ciidamada ...
Shirka wada-tashiga Wasaaradaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Federaalka iyo Dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta KMG ah ...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar iyo guddigga ardayda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa munaasabad Soo dhaweyn ah u sameyay 57 ...
Waxaa mar dhow suurtagal ah in laga hortago oo la daaweyo Cudurka Epola ,ka dib markii tijaabooyin la sameeyay ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho