Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka oo beeniyey warbixintii lagu daabacay wargayska Alwaddan
Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ...
















