Baahiyaha Caafimaad ee ka jira degmada Warsheekh oo maamulka Magaaladaas sheegay in wax laga qabanayo “Sawirro”
Gudoomiyaha degmada Warshiiq ee gobalka Shabeelaha dhexe Xasan Maxamed Axmed oo la-hadley Radio Muqdisho ayaa faahfaahiyey shaqooyin kala duwan oo ...














