Wasiirka Waxbarashadda Soomaaliya oo Dalka Cumaan uga qeyb galay Kulan Muhiim u ah Horumarinta Waxbarashada Dalka.
Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Magaalada Muscat ee dalka Oman ...
















