Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay kusimaha agaasimaha guud ee wasaaradda
Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo ...
















