R/wasaare Khayre oo Dhuusa-mareeb kula kulmay madaxda Ahlusuna
a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyhay magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay madaxda sare ...
a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyhay magaalada Dhuusa-mareeb ku qaabilay madaxda sare ...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kharye ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Wasiirro ka ...
Munaasabad lagu sagootinayay 37 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka Shiinaha islamarka ka mid ahaa ardaydii 2017/2018 ayaa maanta ...
Guddiga Kumelgaarka ah ee diyaarinta sharciyada Doorashooynka Qaranka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada ...
Wasiirka Arrimaha gudaha fereraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa ku dhowaaqay in shirka dib u heshiisiinta ...
Howlgallo ay ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen xadka labada Shabeelle ayeey kula wareegeen deegaanno maleeshiyada Al-shabaab ay dadka shacabka ...
Muqdisho- 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheikh Nuur Maxamed Maxamuud ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho