Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoomay dhihgiisa Masar hambalyo ku aaddan maalmaha Xurriyadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay dhihgiisa Dalka Masar Mudane Cabdifataax Al-Siisi hambalyo ku aaddan ...
















