Qaramada midoobay oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Kismaayo
Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxeysa, António Guterres, ayaa cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee ay Argagixisadu ku qaadday Xalay ...
Xoghayaha guud ee Jimciyadda Qaruumaha ka dhaxeysa, António Guterres, ayaa cambaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee ay Argagixisadu ku qaadday Xalay ...
Ciidamada ammaanka ayaa goordhaw soo afjaray weerarkii maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Madiina Ex-Cascaseey oo dad shacab ah ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ...
Muqdisho, Luulyo 13, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Caawa Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo la geeyay ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Cambaareeyay weerarka wuxuushnimada leh ee ay argagixisadu ku qaadeen dadka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinka dambe dib ugu laabtay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay odayaasha u xil saaran ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire ...
Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay diyaariyeen qorshayaal lagu adkeeynayo Amniga Caasimada, isla markaana looga hortegayo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho