Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday Heshiis iskaashi dhanka caafimaadka ah
Wasiirada Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Masar Drs. Fowzia Abiikar iyo Drs Hala Zaid ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar ...
Wasiirada Caafimaadka dalalka Soomaaliya iyo Masar Drs. Fowzia Abiikar iyo Drs Hala Zaid ayaa magaalada Qaahira ee Xarunta dalka Masar ...
Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in gantaal laga soo ganay Daanta Galbeed ee marinka Gaza ay saaka ku dhaceen bartamaha dalkaasi,halkaasi ...
Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay Xogta macdanta dalka ku jirta oo muhiimad gaar ah u leh Kheyraadka dabiiciga ee dalka,waxaana ...
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayo Tubta ...
Tababarkan oo lagu baranayay casharo la xiriira sida lagu horumarin karo xiriirka hay’adah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bulshada ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay ...
Tababar socon doono mudo saddex maalin ah ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu ...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ee ayaa wada howlgalo ballaaran oo lagu lagu xaqiijiniyo Aminga Wadada isku xirta Muqdisho iyo degmada ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa Maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho