Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.
Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u magacaabay deegaanka Lafoole ee hoostaga degmada Afgooye ...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u magacaabay deegaanka Lafoole ee hoostaga degmada Afgooye ...
Wararka laga helayo dalka Algeria ayaa sheegay in ilaa 5 qof ay geeriyootay dad ka badan 20 kalena ay dhaawacyo ...
Shir ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa lagu qabtay magaalada Addis,ababa ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo mas’uuliyiin kale waxa uu tacsi u dirayaa ehellada ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud ...
Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda maamulka Koofur-galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmadda Qansax-dheere ee Gobolka Baay. Wefdiga wasiirada ah ee ...
Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada ...
Kulan ay uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka XFS, waxaa kasoo qeyb-galay masuuliyiin ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho