Warsaxaafadeed: Wasiirka Maareeye oo bogaadiyay Guulaha isdaba jooga ah ee ciidanka Xoogga dalka.
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo ku hadlaya magaca Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, kan ...















