Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusmareeb.
Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee ...















