Xaaladda Barriire oo dagan saaka kadib markii lagu laayey Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo isku dayey inay Wareerar
Xaaladda magaalada Barriire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dagan kadib markii xalay halkaas isku dayeen inay weeraraan Maleeshiyaadka Al Shabaab. ...














