Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta Soomaaliya ” Boqortooyada Sacuudi Carabiya sanadkan waxay Xujayda u diyaarisay adeegyo casri ah
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howlaha iyo adeegyada ...
















