Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cusbitaalka Ku Booqday Askartii Dhaawacyadu Ku Gaareen Difaacidda Qarannimada
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ...















