QM oo Soomaaliya ugu hambalyeeysay Sanad-guurada Konton iyo Sagaalaad ee kasoo wareegatay Madaxbanaanida.
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa Dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ...
















