Golaha Wasiirrada Oo Ammaanay Guulaha Ciidanka Xoogga Dalku Kasoo Hooyeen Dagaalka Ka Dhanka Ah Argagaxisada.
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ammaanay guulaha xooggan ee ciidamada xoogga dalku ...
















