Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane ...
















