Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Kulan Kula Qaatay Ku-Xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka+sawiiro
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay ku-xigeenka Xoghayaha arrimaha ...
















