Wasaaradda Caafimaadka XFS oo sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligan walaac laga qabo Cudurka Ebola.
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka Jawaab celineysa dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka ...
















