Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Ku Baaqay In La Dardar-geliyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland
Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ku qaabay in la dar-dargeliyo wadahadallada dowladda ...
















