Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS Oo Guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka.
Ra”iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamad Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha ...
















