Madaxweyne Waare oo tacsi u dirtay ehelada Mas’uuliyiintii ku geeriyootay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada ...
















