Wasiirka arrimaha Gudaha oo Guddoomiyey Shir ay yeesheen Guddiga Qaban qaabada dib u heshiisiinta Galmudug iyo Safiirrada qaar+ Sawirro
Wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa Shalay guddoomiyay shir dhex maray Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta ...
















