Ra’iisul Wasaare Khayre oo reer Dhuusamareeb ku dhiirri geliyay dedaalkooda isu diyaarinta shir weynaha dib u heshiisiinta Galmudug+Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada ...
















