Ciidanka AMISOM oo la wareegay amniga Baladweyne iyo xaaladda oo deggen
Xaaladda Ammaanka magaalada Baladweyne ayaa haatan deggen, markii ay Ciidanka AMISOM la wareegeen Gacan ku haynta goobaha ugu muhiimsan ee ...
Xaaladda Ammaanka magaalada Baladweyne ayaa haatan deggen, markii ay Ciidanka AMISOM la wareegeen Gacan ku haynta goobaha ugu muhiimsan ee ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Khayre, ayaa Xerada Tababarka Gen. Gordan Ku booqday ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ...
Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya Soo gaarsiisay deeq mucaawino gargaar ah , taas oo ay u Wakiilatay Xafiiska hay’adda Cuntada Adduunka ...
The United States on Tuesday vowed to intensify its security operations against al-Shabab to help stabilize Somalia. A joint statement ...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhaca duleedka Magalada Kismaayo ee ...
Wararka aan helayo gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay Saqdii dhexe 4 Ruux lagu dilay ...
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaraada Amniga ee Xukuumadda soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii shalay galinkii danbe ka dhacay Duleedka ...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Amb. Ahmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo maanta ka qayb galay munaasabad looga arrinsanayay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho