Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay doorka haweenka ee xoraynta dalka iyo doorashada tooska ah
RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur ah ku maamuusay haldoorka haweenka Soomaaliyeed, munaasabad ...
















