MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEERARKA ARGAGIXISANIMO EE KISMAAYO
Muqdisho, Luulyo 13, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta ...
















