Duqa Muqdisho oo socdaal lagu qiimeynayo Xaaladda amni ee Magaaladda Muqdisho ku tagay qaar kamida Isgoysyada G/benaadir.
Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Muqdisho oo xalay booqasho ku tagey qaar kamid ah isgoysyada ugu ...
















