Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka
Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaa shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland, kaas ...
Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaa shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland, kaas ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka ee jooga Qaaradda Afrika, ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu ...
Xukuumadda Qadar ayaa sheegtay in ay u direyso dadka reer Falastiin lacago doolar ah oo gaaraya 480 milyan,gaar ahaan dadka ...
Munaasabadan oo lagu daah furayay barnaamij loogu talagalay in lagu afuriyo ilaa 1100 kun oo isugu jira Barakacayaasha iyo Danyerta ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Aadan Isaaq ayaa caawa si rasmi ah ...
Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxa ay si wadajir ah u billaabayaan Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay ka qeybgalayaan ...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga 1-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkaan ka ...
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey shirka kaabayaasha ...
Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii labaad shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleeyda iyo Maamulka Gobolka Banaadir. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho