Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro
Shirkan wada tashiga ah oo ku saabsan sida looga hadlayay qodobo dhowwr ah aoo ay kamidka yihiin gebo gebeynta qorshaha ...
Shirkan wada tashiga ah oo ku saabsan sida looga hadlayay qodobo dhowwr ah aoo ay kamidka yihiin gebo gebeynta qorshaha ...
Mudanayaasha golaha shacabka oo maanta kulan yeeshay ayaa Akhrinta sedaxaad marsiiyay Wax ka bedelka sharciga batroolka Dalka oo ugu dambeyn ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal ka mid noqanaya Golahiisa Wasiirada. ...
Horjoogahan oo ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab ayaa isku dhiibay ciidanka Xoogda Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo ku sugan deegaanka ...
Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun ku riday Laba katirsan Maleeshiyada Alshabaab oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa sheegay in 15kii bilood ee la soo dhaafay ...
Ciidammada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagar qabihii waday gaari ku qarxay agagaarka iskaashatooyinka gaadiidka ee degmada Xamar weyne. Ciidanka ...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho