Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shir ay yeesheen Hay’adaha Amniga Dalka iyo Dowladaha Amniga Ka Taageera DFS
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir lagu qabtay Muqdisho oo ay isugu ...
















