Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DF oo gaaray deegaanka Bariire oo laga xoreeyay Al-Shabaab+Sawirro
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan ...
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan ...
Allaha u naxariisto Marxuum Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta lagu Aasay Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Dalka ka dib markii Masjidka ...
Allaha u naxariistee waxaa qabuuro ku yaala Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir lagu aasay Meydka Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo ...
Qaar kamid ah shaqaalaha Hay'adda duulista Hawada oo dhawaan tababar ku saabsan lasocoshada diyaaradaha isticmaala hawada ku soo qaatay dalka ...
Qeybta 2-aad ayaa waxay ka bilaabananeysaa Bishii Oktoober 1949kii: Mudani Cabdullahi Ciisi Maxamud oo ahaa Xoghayihii guud ee SYL markii ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ;Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare ...
Myanmar is facing increasing pressure to immediately end a mobile internet blackout in parts of two of its states, with ...
Runtii muran kama taagna in taariikhda baal dahab ay kaga jiraan maalmaha 26ka Juun iyo 1 Luuliyo waa maalmihii madaxbanaanida ...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka dembi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay Gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho