Ra’iisul Wasaare Khayre: Mowqifka Dowladda Waa In La Dhamaystiraa Hay’adaha Dowladeed ee Galmudug “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ...
















