Dhul go’ ayaa sababay dhimashada 23 qof, 8 kalena way ku dhaawacmeen waqooyiga Itoobiya
Dhul go’ ka dhacay waqooyiga gobolka Gonder ee gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya ayaa galaaftay nolosha 23 qof, siddeed kalena ...
Dhul go’ ka dhacay waqooyiga gobolka Gonder ee gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya ayaa galaaftay nolosha 23 qof, siddeed kalena ...
Guddiga Gurmadka Qaran ee Qaraxi Liido ayaa Xarunta Qaran ee Howlgallada Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka kula kulmay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha ...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Hindis Sharciyeed ...
Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka ...
Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa howlgal lagu baacsanayo khawaarijta waxa ay ka sameeyeen galbeed Gobolka Shabeellaha Dhexe,halkaa oo ...
Guddiga Xaqiiqa Raadinta, Dib-u-Heshiisiinta, iyo Hanti isucelinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xafiiskiisa Xarunta ...
Wasiirka Wasaaradda Gashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda mudane Cumar Cali Cabdi, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Sadaq Maxamed Axmed, in uu noqdo Isku-duwaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho