Siminaar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka oo lagu qabtay Muqdisho
Siminaar ku saabsan kahor taga fikirka xagjirka iyo isdhaxalka bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo loo qabtay ...
Siminaar ku saabsan kahor taga fikirka xagjirka iyo isdhaxalka bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo loo qabtay ...
Aqoon iswaydaarsigan oo ay soo abaabuleen Midowga Afrika iyo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa waxaa kasoo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga qayb ...
Kulanka guuud ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal ...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow oo Shalay Soo-gaarey Magaala Madaxda ...
Horjooge Ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo lagu Magacaabo Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka ...
Dal walba oo Caalamka ka mid ah wuxuu leeyahay maalmo ku xardhan diiwaanka soo yaalkiisa taariikheed,kaasi xushmad iyo qadarin ku ...
Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlayay maalinta caruurta Afrika ayaa si weyn uga hadlay baahiyaha loo qabo in xilligan la ...
Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab 5-tii bishan Juune 2019 ka fuliyay agagaarka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho