Wasiirka Shaqada &Arrimaha Bulshada XFS oo hambalyo u diray Shaqaale Weynaha Soomaaliya
Wasaaradad Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaale weynaha Adduunak u dirtay dhamaan shaqaalaha Soomaaliyeed. ...
















