Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wasiirka Gargaarka oo ka wada hadlay Xal-u-helidda Barakacayaasha +sawirro
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa la kulmay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ...
















