Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo aanu ku eegeyno doorka dhalinyarada ee dhismaha waddanka
Barnaamijka Wadajir ee todobaadkaan waxaa ku eegaynaa doorka dhalinyarada Soomaaliyeed kaalinta ay ka qaadan karaan dhismaha nabadda iyo dowladnimada Soomaaliya. ...
















