Q.Midoobay oo 1.000 Askari ka dhimeysa ciidamada AMISOM ee Soomaaliya
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii Jimcaha ee shalay go’aamiyay in ciidamada Amisom ee jooga dalka Soomaaliya laga dhimo ...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii Jimcaha ee shalay go’aamiyay in ciidamada Amisom ee jooga dalka Soomaaliya laga dhimo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Kooxaha ayaanka daran ee Al-Shabaab ayaa iyadoo laga soo baxayo Salaaddii Jimcaha ee maanta Masjidka hortiisa ku toogtay Wiil dhalinyaro ...
Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa khamiistii shalay si nabdoon uga daad gureysay dalka Libya 149 qof ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga qeyb galay magaalada barakeysan ee Makkah kulan degdeg ah oo uu Boqorka ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutterres ayaa u magacaabay James Swan inuu noqdo Ergeyga cusub ee u qaabilsan Soomaaliya. ...
Secretary-General appoints James Swan of the United States as Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance ...
Wiil 17-sano jir ah oo ka soo jeeda dalka Australian ,isla markaana ku caan baxay Wiilkii Ukunta,kaddib kolkii uu madaxa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho