Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Koonfur Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiuu hoggaaminayo ayaa u amba baxay Magaalada Pretoria ee Caasimadda Dalka ...
















