Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo ka hadlay dejinta ajandayaasha kulamada soo socda+sawiro
Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed ...
















