Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax barre ayaa kulan kula qaatay magaalada muqdisho wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda ...
















