Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 04.03.2019 Warka waxaa ...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 04.03.2019 Warka waxaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee ...
Urur goboleedka IGAD, ayaa maanta oo Axad ah cambaareeyay weerarkii argagixiso ee khamiistii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, ...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ingiriisku u soo ...
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula ...
Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuubakar Isloow iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ...
the Prime Minister of the Federal republic of Somalia H.E. Hassan Ali Kheire together with a delegation on Sunday traveled ...
the United States condemns in the strongest terms the February 28 terrorist attacks in Mogadishu. We commend the heroic actions ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho