Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan ...
















