R/wasaare ku-xigeenka dalka oo Muqdisho ka furay shirka Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka ...
















