Wasiirka Shaqada Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlay Dardar-gelinta Barnaamijka Is-xilqaan
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sidiiq Xirsi Salaad (Warfaa) ayaa maanta guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen ...
















